free tracking

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa

Start
1 min read

[Muqdisho]

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa la siiyey fasax 15 maalmood ah, si acmaasha Xajka iyo munaasabadda ciidul Adxa ay u soo gutaan.

“Waxaana Xildhibaanadda laga codsaday in ay xaadir ku ahaadaan Golaha shacabka maalinta sabtida oo taariikhdu tahay 16 July 2022 si waajibaadkiisa dastuuriga ah Goluhu u guto.”

Shaqooyinka ugu horeeya ee xidhibaanadu ay qaba doonaan markii ay kasoo laabtaan fasaxaan waxaa ka mid ah, ansixinta golaha wasiirrada ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu soo dhisi doono.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.