free tracking

Xildhibaan lagu weeraray Mogadishu

Start
1 min read

habeenimadii xalay waxaa weerar loo gaystay xildhibaan katirsan xildhibaanada la doortay

Xildhibaanka ayaa lagu weeraray hogiisa uu kadaganyahay magaalada Muqdisho qaasatan xaafadda taleex, weerar ka oo ahaa mid loo adeegsaday banbaano, weerarka oo kadhacay guriga lidhibaanka ayaa la sheegay in uu gaystay dhaawac iyo waxyeelo soo gaartay ilaalida iyo guriga xildhibaanka uu ka daganyahay deegaanka Taleex.

sidoo kale police ka degmada ayaa soo gaaray guriga kolkuu weerarku dhacay kadib, lamana oga in ay soo qabqabteen dableydii gaystay weerarka.

xildhibaanka xalay ho’giisa lagu weerary ayaa lagu magacaabaa Jibriil Abdirashiid Haaji oo kamida xildhibaanada laga soo doortay deegaanka ama magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo, ilaa iyo iminka majirto cid sheegatay ama loo soo qabtay weerarkaan lagu qaaday xildhibaanka.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.