free tracking
/

Xiisada Maraykanka iyo Shiinaha oo meel xun maraysa

Start
1 min read

dhawaan ayay ahayd markii hawada Maraykanka qaasatan Shouth Carolina lagu arkay Buufin laga leeyahay dalka Shiinaha!

Maraykanku waxaa uu sheegay in uu soo riday Buufinkaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid Basaas ah, diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa soo riday buufinkaan oo kor hee-haabayay gobolka South Carolina Boofinkaan oo laga leeyahay Shiinaha ayaa todobaad ka hor soo galay hawada Maraykasnka

arintaan dhacday arbacadii hore ayaa waxaa ay awood aad u ciriiri ah galisay ciriirka daciifkaa ee ka dhaxeeya Maraykanka iyo Shiinaha, waxaana aduunka oo idil aad looga war hayay arintaan.

Buufinkaan oo loo aqoonsaday in uu yahay mid basaas ah ayaa madaxweynaha Maraykan-ka Joe Biden waxaa uu sheegay in uu amar siisay waaxda gaashaandhiga ee Pentagon markaas oo ah in lasoo rido buufinkaas basaaskaa.

Joe Biden ayaa yiri “waa lagu guuleystay in lasoo rido. waxaana rabaa inaan ammaano duuliyaashayada soo riday”

intaa kadib dowlada shiinaha ayaa si adag u cambaareysay weerarka Maraykanka uu ku soo riday buunidaas, iyagoo sheegay in buufinkaas ahayn basaas balse loo adeegsado cilmi baarista cimilada iyo saadaasha hawada.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.