free tracking
/

Xassan Sheikh oo safar kiisa xiga kutaga dal Africa ah

Start
1 min read

Madaxweynaha:

Madaxweynaha jamhuuriyada Xassan Sheikh Maxamuud ayaa safar dibada ah kumaqan, sidaan warbixinteeni hore ku daabacnay waxaa uu casuumaad kahelay dhigiisa Imaaraatka.

madaxweynaha oo kumaqam Imaaraat-ka ayaa la sheegay in uu safarka xiga kutagi doono dalka Kenya, Xassan Sheikh Maxamuud ayaa casuumaad kahelay dhigiisa Kenya waxaana lasheegay in uu toos oga dagi doono Nairobi, booqashadaan ayaa dhici doonto dhamaadka isbuucaan ama bilowga isbuuca kale.

Somalia iyo Kenya waxay kawada hadli doonaan arimo badan oo dan ugu jirto labada shucuub, waxayna haystaan fursad ay ku xalin karaan dhamaan wixii qaladaad ahaa oo dhacay.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.