free tracking
/

Xamse oo ka qayb galay shirka golaha wadatashiga qaranka

Start
1 min read

[Mogadishu]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoomiyay Madaxweynaha

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud.

Shirka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho, ayaa waxa looga hadlayaa arrimaha hortabinta u leh shacabka iyo dowladda, gaar ahaan gurmadka abaaraha, sugidda amniga dalka iyo la dagaallanka argagixisada.

Shirka oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo uga qeyb-galay aaladda dhinaca fogaan aragga.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.