free tracking

Wasir-ka arimaha dibada oo lagu qaabilay madaxtooyada.

Start
1 min read

Madaxwaynaha jamhuuriyada Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa maantay madaxtooyada qaranka ku qaabilay wasiirka arimaha dibada

iyo iskaashiga caalamiga ee ee jamhuuriyadaTalayaaniga Luigi Di Maio oo soo gaaray dalka, waxay labada masuul kawada hadli doonaan iskaashiga labada dowladood iyo sidoo kale taageerada muhum ka ee talayaanigu siiyo Soomaaliya.

Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya ayaa aad oga mahadceliyay taageerada ay Soomaaliya siiso talayaaniga iyo sida ay codkeeda ay ku dhexleedahay Yurub ay ugu caawiso hormarinta Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu wasiir Luigi ka mahadceliyay soo dhawaynta loo sameeyay asagoona u hanbalyeeyay madaxweynaha qaranka Soomaaliyaj guushii uu kagaaray doorashadi bishi hore dhacday, waxa uuna soo bandhigay sida dowlada Talayaanigu ay ugrab taagan tahay qorsheyaashiisa hormarineed ee ku base gareesan Soomaali hishiis ah, dunidana hishiis la ah.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.