free tracking

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo kullan la qaatay Wakiilka UNICEF

Start
1 min read

[Muqdisho]

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan  oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa kullan la qaatay Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya, Wafaa ElFadil Saeed.

Kullanka ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin taagerida joogtada ah ay ee  Hay’adda la garab taagantahay Soomaaliya iyo derdergalinta falcelinta xaaladaha Bani’aadanimada ee ku aaddan Abaaraha hada ka jira dalka.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.