free tracking

Wasiirka maaliyadda oo sheegay in qasanada dowladda ay faaruq tahay 

Start
1 min read

Cabdiraxmaan Ducaale Belle

wasiirka maaliyadda Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar laysla dhexmaraayay kuwaas oo ay faafiyeen taageerayaasha madaxweynihii hore ee Farmaajo waa sida warar ka loo dhigaye in ay qasanada dowladda ka buuxdo lacag aad ufarabaan oo ay oga tageen madaxdii hore. 

Ducaale waxaa uu shaqsiyaadkii faafiyay xogtaan ku eedeeyay in ay mara habaabinayaan bulshada Lagana lahaa dano gaara, xogtaas waxaa ay sheegaysay in lacagta qasannada kujirta ay dabooli kadho miisaaniyadda Lixda bil ee soo socota.

Sidoo kale waxaa uu Ducaale sheegay lacagta iminka qasanadda kujirta in ay dabooli karto kaliya mushaaraadka ciidan ka ee bishaan Juun waxaa hadaladiisa kamid ahaa

Qasnadaheenna buuxa anigu ma oran, mana buuxaan, ciiddii tiraahdana waa masuuliyad darro, xaqiiqdu waa sidaas,  waa in aad ogaataan dhakhliga aan heysanno naguma filna, bishaan 25-keeda mushaarka waa bixin karnaa” ayuu yiri Bayle.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.