free tracking
/

Wasiir sir qarsanayd banaanka keenay Somalia iyo Kenya 

Start
1 min read

Kenya waxay garaacday albaab kasta oo ay dib ugu heli karto suuqii weynaa ee soomaalida, kaas oo ah suuqa qaadka.

Wasiirka beeraha Kenya ayaa dhawaan sheegay in kulankii Xassan sheikh maxamuud iyo Uhuru lagu guulaystay in la qaado dhamaan xayiraadihii uu Farmaajo soo rogay ee ku aadanaa qaadka Kenya.

Shanta bisha July 2022, waxay labada dowladood ku kala saxiixan doonaan heshiis cusub magaaladda Nairobi,” ayuu yiri wasiir Munya

Munya hadalkaan waxaa uu ka sheegay boqoolaal dadweyne oo isugu soo baxay olalihiisa deegaanka Meru oo ah halka uu ka boxo qaadka, waxaa uuna usheegay dadwaynaha ku tiirsan qaadka in dib loo fasixi doono hishiiskaas dhacay, inkasta oo uu ku raadinayo codadka dadwaynaha.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.