free tracking

Wasaradda Bartoolka oo amartay in laga guuro xarunteda

Start
1 min read

[Muqdisho]

Wasaaradda Macdanta iyo Bartoolka Soomaaliya ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii wasaaradda ee ku taalla xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Qoraalkan ayaa waxaa soo saaray agaasimaha wasaaradda Maxamed Xaashi Carabey oo sheegay inuu amarka bixiyey wasiirka cusub ee wasaaradda Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

“Anagoo ka duulayna amarka wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta kaas oo ah ilaalinta hantida qaranka, gaar ahaan hantida maguurtada ah ee Wasaarada Batroolka iyo Macdanta ee dhamaan dalka Soomaaliya, gaar ahaan Gobolka Banaadir, ayaan waxaan faraynaa dhammaan dadka degan Xaruunta Wasaaradda Macdanta ee ku taal Seybiyaano inay sida ugu dhaqsaha badan uga guuraan xaruuntaas,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda.

Si kastaba, go’aankan wey adkaan doontaa in la dhaqan-geliyo, waxaana halkaas Sanado badan degan boqolaal qoys oo ilmihii ay ku dhaleen ay ilmo sii dhaleen.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.