free tracking

DegDeg: gudoomiyaha maxkamadda sare oo laweeraray 

Start
1 min read

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa saakay lagu weeraray gudaha magaalada Mogadishu.

Warar aan iminka helanay ayaa noo sheegaya in uu weerar ka bixiyay taliyaha Hayadda NISA Mahad Salat waxayna wararku sheegayaan in dagaalka lagu qaaday Gudoomiyaha maxkadmadda sare ay tahay in uu isticmaalo baabuurta NISA ciidamaduna ay doonayeen in ay kasoo qaadaan baabuurtaas.

Taliyaha NISA Mahad Salat ayaa amray ciidamada in cid alle cidii isticmaalaysa baabuurta NISA kuna marta magaalada laga soo qaado.

Weerarkaan oo ki 2aad waxaana lala yaabanyahay arintaan iyadoo dadka qaar leeyihiin awoodaan uu lasoo baxay Mahad Salat ay tahay in uu isbadal ku samaynaayo Hay’adda 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.