free tracking

Waa maxahy agendaha koowaad ee ra’iisul wasaare Xamse

Start
1 min read

[Mogadishu]

waxaa si toos ah xilka ula wareeggay ra’iisul wasaaraha dalka mudane Xamse Abdi Barre isagoo sheegay in xukuumadiisu gali dooto dagaal aad u culus oo ay dalka oga xorayn doonto nabadiidk Alshabaab.

ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu agendaha koowaad kadhigi doono aminga, si buuyiri loogaaro hormar dhan walbaa ah, waxaa uu sheegya in xukuumadiisu dhalin doonto amni si looga guul gaaro dhibaatooyin badan dalka kajira sida abaaraha haatan taagan iyo iska xoraynta nabad diidka.

“Wax kale lagama shaqeyn karo, haddii aan nabad galyo la helin. Meeshaas weeye meesha bugta Soomaaliya, xalkana u baahan waa meeshaas. Innagoo isku tashanayna oo heshiis ah, waxaa laga maarmaan ah in aan u dhaqaaqno sidii aan dalka u xorayn lahayn,” ayuu yiri raysal wasaaruhu.

hadalkaan ayuu ka sheegay mudane Xamse goobta uu xilka kula wareegayay isagoo sidoo kale ku tilmaamay in uu Rooble yahay mudane dalka badbaadshay.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.