free tracking

Vila Somalia oo kahadashay Ciidamadi Eretria iyo in ay dagaal galeen 

Start
1 min read

[Mogadishu]

Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay ciidmadii tababarka loogu qaaday dalka Eretria, waxaa warar soo baxay sanad kahor sheegayeen in ciidamdan ay qayb ka ahaayeen dagaaladi kadhacay Ethiopia.

Afahanyeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in wararkii hore ay waxba kajirin islamarkaana ay badqabaan.

“Waa ku-titi-kuteen in ciidamada Soomaalida ee Eretria ay ka qayb-galeen dagaalladi gobolka Tigray, waa bed qabaan ciidamadeenna dhawaana dalka waa imanayaan” ayuu yiri afahayeenka madaxtooyada Soomaaliya.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.