free tracking
//

Talada Mark Cubon ee ku aadan dhalinyarada ganacsiga cusub bilaabaysa..

Mark Cubon ayaa dhalinyada kula taliyay hadii ay ganacsi bilaabayaan in ay kaliya ubaahantahay hal shey in ay sameeyaan.

Start
2 mins read

Mark waxaa uu gadi jiray garbage bags asagoo geyn jiray guri to guri, kalkaa kadib waxaa sidoo kale bilaabay in uu magaalada Pittsburgh Suburb ku gado Baseball Cards isagoona sheegay in shaqadaas ka bixisay lacagta college-ka.

Mark Cubon waa billionare haysta net worth ku dhow 4.6 billion dollar sanadaan dhamaanaysa ee 2022, waxaa u dhisay shirkado waawayn oo internet ah kaasoo gaday lacago aad ufaraban iminkana waa milkiilaha NBA Dallas Mavericks loo yaqaan, sidoo kale waa aasaaha iyo milkiilaha show-ga loogu magacyeero Shank Tank ee iminka maraya season-ka 14-aad.

Mark ayaa laxasuustaa in sanadkiisa 12-jirka bilaabay ganacsigiisa side hustle ka ah, kolkaas ay da’diisu aad u yarayd, waxaa uu garanayaa inta ay ku qaadan karto in uu bilaabo ganacsi asagoo yar.

Mark ayaa laxasuustaa in sanadkiisa 12-jirka bilaabay ganacsigiisa side hustle ka ah, kolkaas ay da’diisu aad u yarayd, waxaa uu garanayaa inta ay ku qaadan karto in uu bilaabo ganacsi asagoo yar.

kulan uu magaalada Texas kula qaatay group high school ah ayuu dhalinyarada u sheegay haday rabaan in ay bilaabaan ganacsi in uu ka bilaabo wax qofku shaqsi ahaan u qabsan karo sidoo kalana uu samayn karo waqtigiisa free ga ah ayuu dhalinta kula taliyay Mark, asagoo xusay in uu ula jeedo in ay bilaabaan ganacsi ay xog iyo aqoon uleeyihiin.

mar uu hadalkiisa sii watay ayuu yiri tusaale hadii aad product gadayso ha ahaado mid aad sifudud ku heli karto si fududna ku gadi karto, waxaa uu raacshay in ganacsiga kan ugu haboon yahay midka aad adigu control-li kartid naftaaduna samayn ama qaban karto, entrepreneur ama ganacsade laguu sheegaayo waa intaas oo kaliya.

Mark waxaa uu dhalinyarada usheegay in ay haystaan fursad balaaran oo ay ku samayn karaan lacag kuna dhisi karaan ganacsi guulaysta.

Mark Cuban waxaa side hustle-kiisa kamid ahayd in uu jamaacada dhexdeeda arday ku bari jiray ciyaarta dance-ga si uu oga sameeyo lacago dheeri ah, asagoo kalkii danbana xirfadiisa public soo dhigay sanadii 2007 ayay ahayd mar uu ka soo muuqday tartan Dancing with the star isagoona ku soo baxay kaalinta 8-aad.

waxaa la xasuustaa Mark in ABC’s show ka yiri sandii 2016 waxaan ahay dadaale mar walba hustle gareeya, had iyo jeer waxbaan gadaa, deal ayaan kujiraa mar walba, sidaas ayaana dabeecadaydu tahay.

billionair kaan ayaa mar walba dhalinta kula talin jiray in ay bilaabaan ganacsigooda sidii uu asagaba sameeyay waqtigii uu dhalinyarada ahaa, waxaa uu kula taliyay in ay kabilaaban waxa ay awoodaan had iyo jeer iyagoo kadibna supplier gareen kara family-ga, saaxiibada iyo dariskooda, sidaasna ku gali kara magaalada – mar walba bilaaw wax aad taqaano misana aad awoodi kartid.

waxaa uu dhalinyada u sheegay in marba haday maskaxda galiyaan abuurida ganacsigooda uu aduunku siinayo fursado intaa kabadan waxaa uu yiri mar bilaaw ganacsigaaga waxaad helaysaa fursad intaa ka badan oo aad ku socosiiso howlahaaga ganacsi.

Fikir-kaaga halkaan hoose noogu reeb….

Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka kusalaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.