Ra’iisul wasaaraha dalka iyo dhigiisa Yaman oo khadka Taleefanka ka wada hadlay [Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaabistiisa iyo Kalsoonida gollaha Shacabka ee shalay uu… by Caana June 27, 2022 Wararka