[Mogadishu] Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magacaaban muddo bil ka badan ayaan wali soo magacaabin golihiisa wasiirada, waxaana wali socda wadatashiyo ku aadan magacaabista golaha wasiirada. Sida aan wararka…
Rooble: Ra’iisul wasaaraha xukuumada xilkeedu sii dhamaanayo ee Mudane Maxamed Xaseen Rooble ayaa shir gudoomiyay kulanka maantay ka dhacay, kulanaan ayaa ah kii ugu danbeeyay ee ay qabato xukuumadan, waxaana layska xog…