Wasiir Beyle oo la weydiyay xisaab xirka DF ee afartii sano [Muqdisho] Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay Miisaaniyadda Qaranka. Ajandaha kulanka oo ahaa akhrinta labaad ee Miisaaniyadda Qaranka 2022… by Caana June 28, 2022 Wararka