[Muqdisho] Afhayeenka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Mudane liiban Cabdi Cali , iyadoo madasha…