Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii xerada GORGOR

[Muqdisho] Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar loo adeegsaday gaari xamuul ah oo laga buuxiyey qaraxyo oo shalay lagu qaaday xero ciidamada Gorgor ay leeyihiin oo ku taalla deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan.…