Bayaan wadajir ah oo ay goordhow soo saareen madax uu kamid yahay madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif ayaa ka digay mudo kordhinta ay wadaan godoonka labada gole ee Baarlamaanka. sidoo kale…
[News] Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi, oo booqasho ku yimid Soomaaliya iyo Kenya, ayaa ka hadlay xaaladaha abaareed ee ka jira dalalkaasi, kuwaa oo sababay in dad badan…
UAE Waxaa maalinkii labaad safar qarsoodi ah dalka Imaaraatka ku jooga madaxweynaha dalka Mudane Xassan Sheikh Maxamuud, iyadoo lahelayo macluumaadyo hordhac ah. Sida wararku sheegayaan madaxweynaha ayaa horay usii kaxaystay xubno kooban,…
[Eritrea] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas. Madaxweynaha ayaa…