Madaxweynaha JFS oo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre, Xamse ayaana ahaa Xildhibaan Golaha Shacabka oo laga soo doortay Jubbaland.… by Caana June 15, 2022 Xulka