[Jabuuti] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, isaga oo u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaare…
[Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bixiyey xog cusub oo ku aadan dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, kaas oo uu hadda ku yimid…
[Hir-Shabelle] Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa maamullada Hir-Shabelle iyo Galmudug ay la wareegeen deegaanno horleh oo…
[Muqdisho] Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ,ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka soo laabtay socdaal rasmi ah oo uu ku…
[Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen aqoon yahannadii wax ku soo baratay dalka Malaysia, oo ay…
[Muqdisho] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda iyo Ra’iisul Wasaaraha oo oo heer gabo-gabo…
[ KULAN BOOQASHO ] Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa salaan ugu tagay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Mudane Shariif Sheekh Axmed. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Madaxweyne…
Xassan Ali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabistii shalay galab dhacday ee Ra’iisul wasaaraha cusub lagu doortay. Kheyre waxaa uu talooyin usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya,…
Waxaan hambalyo u dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Ra’iisul Wasaraaha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajaynayaa in uu Eebbe…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah ugu magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka codsaday…