[Muqdisho] Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba baxay dalka Sucuudi Carabiya halkaas oo maalmaha uu ku…
[Muqdisho] Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa la siiyey fasax 15 maalmood ah, si acmaasha Xajka iyo munaasabadda ciidul Adxa ay u soo gutaan. “Waxaana Xildhibaanadda laga codsaday in ay…