Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo aaday Xajka [Muqdisho] Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Abdullahi Omar Abshir ( Abshirow) Ayaa Caawa u Anbabaxay boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya si uu usoo guto Waajibaadka Xajka ee Sanadkaan. Goddoomiyaha… by Caana June 30, 2022 Wararka