Wasiir Beyle oo diiday warqadii looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud [Muqdisho] Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray qoraal uu ku diidayo warqadii loogu yeerayay ee ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Warqadasi ayaa waxa ay fareysay… by Caana June 27, 2022 Wararka