Wasaradda Bartoolka oo amartay in laga guuro xarunteda [Muqdisho] Wasaaradda Macdanta iyo Bartoolka Soomaaliya ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii wasaaradda ee ku taalla xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qoraalkan ayaa… by Caana August 14, 2022 Wararka