waddani times Haddii aad u fiirsatay qorraxdu subixii iyo galabtiiba way guduudan tahay, Waxa ayna sheegeen dadka cilmiga u leh in qorraxdu ay labadaa xilli ee ay soomaalidu u taqaano labada cir…
Dowladda Turkiga ayaa mar kale si weyn uga carootay bannaan bax lagu gubay qeebo kamid ah kutaabka Qur’aanka Kariimka oo ka dhacay barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee ku taalla magaalada Copenhegan…
Nin hubeysan oo Falastiin kasoo jeeda ayaa toddoba qof dilay saddex kalena ku dhaawacay banaanka kaniisada Yahuudda oo ku taalay magaalada Qudus, ninkani ayaa fuliyey mid ka mid ah weeraradii ugu dhimashada…
[Muqdisho] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku sugan…
[Somalia] Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maanta oo Talaado ah ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan heyadaha ku xeeldheer culuumta hawada sare.…
[Somalia] Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ahna madaxa UN-OCHA Martin Griffiths iyo wafdi uu…
[Hindia] Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa amar ku bixisay in afhayeenki hore ee Xisbiga BJP Nupur Sharma ay telefishinka qaranka ee dalkaas iyadoo ka soo muuqaneysa ay raalligelin rasmi ah ka…