[Garawe] Saciid Cabdulahi Deni madaxweynaha maamulka Puntland ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ku qaabilay walkiilo kasocday beesha caalamka oo uu hogaaminaayo Ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya Ambassador James Swan, waxaana socodkaas ku wehlinaayay…
[Mogadishu] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf, ayaa kala hadlay adkaynta xiriirka walaaltinimo ee…
[Mogadishu] Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Bare ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay safiirka Maraykanka u jooga Soomaaliya mudane Larry Andre. Intii uu uscoday kulan labada masuul waxaa ka wada hadleen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxa ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah oo ay lagarab taagan yihiin Soomaaliya.…