Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo kullan la qaatay Wakiilka UNICEF [Muqdisho] Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa kullan la qaatay Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya, Wafaa ElFadil Saeed. Kullanka… by Caana June 28, 2022 Wararka