[Somalia] Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maanta oo Talaado ah ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan heyadaha ku xeeldheer culuumta hawada sare.…
[Kismaayo] Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.…
[Somalia] Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ahna madaxa UN-OCHA Martin Griffiths iyo wafdi uu…
[Somaliland] Golaha Wasiirada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxaana lagu lafo-guray arrimo ay ka…
[Uganda] Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay dhibaato ka haysato la dagaalanka kooxda Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya iyo sida ay Soomaaliya u noqon karto qaran jira. Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa…
[Puntland] Saciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa xalay daahfuray shirwaynaha gurmadka abaaraha, isagoo shirar kala kale layeeshay ururada bulshada rayidka ah ee Puntlan. Xafiiska madaxweynaha ayaa shaaciyay in Denu uu kala…