weerar Ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee oo ay deganyihiin masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka. weerarkaan lagu qaaday guriga maritida ee degmada Baardheere ee…
Ugu yaraan qof walba waa maqlay shirkadaan TikTok oo 2016-kii dunida ku soo gashay xawaare aad u dheereeya taasoo keentay maantay in ay noqoto shirkad aad u macaamiil badan, macaamiisha shirkada ayaa…
Waxaa maantay magaalada Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay madaxda wadamada dariska la ah Soomaaliya. Madaxdaan oo laysku yiraahso wadamada Safka hore ayaa waxaa diroonka diyaaraha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay…
Sida ay sheegayso warbixin aan ka soo xiganay Qaramada Midoobay (UN), dhirta ama kaymaha ayaa daboolay 31% dhulka aan ku noolanahay, iyagoo soo nuuga qiyaastii 15.6 Billion oo tan oo carbon dioxide…
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday qasaaro balaaran oo ay wajahayso lacagtaan loo yaqaan cryptocurrency ee ah digital-ka, Binance oo ah madasha ugu balaaran ee haysa sidoo kalana kala wareejisa lacagaha cryptocurrency, ayaa…
Inkastoo Musk uu kamid yahay hogaamiyaasha teknoolajiyada ee wax badan kusoo shaqeeyay remote work maantay waxaa uu soo jeediyay in gabi ahaanba howshaas lajoojiyo, xaqna waa u leeyahay Musk in uu team…
[update] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar.…
[Update] waxaa maantay ay ciidamada amaanka Jubbaland magaalada Kismaayo kabilaabeen howlgalo ka duwan kuwii horay looga bartay magaalda, kuwaasoo lagu xaqiijinayo amaniga xaafado badan oo kamid ah magaalada Howgaladaan ayaa ujeedkoodu uu…
[update] Nin hubeesan ayaa khamiistii rasaas ku furay Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaana weerarkaasi Imran Khan kasoo gaaray dhaawac dhinaca lugta ah, waxaa sidoo kale khasaaro kasoo gaareen…
[update] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga warbixiyay dhiggiisa…