dhawaan ayay ahayd markii hawada Maraykanka qaasatan Shouth Carolina lagu arkay Buufin laga leeyahay dalka Shiinaha! Maraykanku waxaa uu sheegay in uu soo riday Buufinkaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid…
Wasiirka gaashandhigga xukuumadda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen ciidanka Danab. Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre ayaa munaasabadda ay ku…
[Somalia-News] Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeymo ay siyaabo kala duwan uga fuliyeen dalal ay Soomaaliya ku jirto ku waxyeeleeyay dad shacab ah, waxa ayna Mareykanka qirteen in duqeymaha ay fuliyeen qaarkood shacab…
[Somalia-USA] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku maamuusay Madaxweynaha…
Washington ayaa ku eedeysay Shiinaha inay sii kordhinayso xiisadda u dhaxeysa labadda dhinac ee la xiriirta labada dhinac. Afhayeen u hadlay Aqalka Cad, ayaa daandaansi, iyo mas’uuliyad darro, ku tilmaamay dhoolatuska military…
[Muqdisho] Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka, Danjire Samantha…
[Muqdisho] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Samantha Power qorshayaasha hortabinta…