free tracking
  • About
  • Privacy
  • Advertise
  • Contact
Today: September 30, 2023
Subscribe
Twitter Instagram Facebook-f Envelope-open-text
  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports
Close

UK

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $150 Malyan 

[USA] Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka ku boorriyey in ay degdeg uga jawaabaan gurmadka abaaraha Soomaaliya ee ku sii socda heerka macluusha,…

by Caana
September 22, 2022
Wararka

Britain oo calanka hoos u dhigtay & baroordiiq 10 cisho ah oo lagu dhawaaqay

Dowlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 10 maalin oo baroor diiq ah waxaana la hakiyay dhamaan kulamada Siyaasada Ciyaaraha & Madadaalada ka dib geeridii ku timid Boqoradii dalkaas Queen Elizabeth II oo ahayd…

by dalka
September 9, 2022
Wararka/Xulka

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Britain oo lagu dhawaaqay

[Britain] Liz Truss ayaa maanta loo magacaabay inay noqoto ra’iisul wasaare xiga ee Britain, ayada oo ku guuleystay hoggaanka xisbiga talada haya ee Conservative-ka. Kadib toddobaadyo loolan adag ah, oo siyaasiyiin badan…

by Caana
September 5, 2022
Wararka

UK oo diiwaan-gelisay kuleylkii ugu sareeyey iyo dab ka kacay hareeraha London 

[London] Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkeedii abid ugu sarreeyay oo ahaa 40-C (104F) maanta oo Talaado aheyd iyadoo kulaylka Yurub uu sii kordhayo, taasoo ku qasabtay waddooyinka tareenada inay xirmaan ka dib…

by Jalwa
July 19, 2022
Wararka

Download the App

Recommended

Waddani Times's App

pngegg-2

Stay in touch!

Facebook
Twitter
Google+

Recently Added

Download App

About Us

In time of ancient gods, warlords and kings, a land in turmoil cried out for a hero. She was Xena, a mighty princess forged in the heat of battle. The power. The passion.

Authors

  • Jalwa

    Masuuliyiin badan ayaa xilka wayn doonaa mdaxtooyada Soomaaliya oo…
  • Caana

    QORRAXDU MAXAY LA GADUUDATAA SUBAXII IYO GALABTII…
  • dalka

    Dowlada Soomaaliya oo looga fadhiyo 3 arin xalintood sanadkaan 2023

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Facebook-f Twitter Envelope-open-text

Top Authors

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

  • Xulka
  • World
  • Wararka
  • Travel

Links

  • About
  • Privacy
  • Terms
  • Contact

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.

  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports