Dowladda Turkiga ayaa mar kale si weyn uga carootay bannaan bax lagu gubay qeebo kamid ah kutaabka Qur’aanka Kariimka oo ka dhacay barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee ku taalla magaalada Copenhegan…
Madexweynaha dalka Turkey mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisu damacsantahay in ay ku dhawaaqdo doorasha guud ee dalka, iyagoona sheegay in ay damacsanyihiin 14 May in la qabto.…
[update] Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu diiday codsi ay Israa’iil kaga dalbatey in loo soo gacan galiyo Hogaamiyeyaasha Xamaas ee ku nool Turkiga. Mevlut Cavusoglu ayaa…
[Ukraine] Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Ukraine, Waxaana safarka ku wehlinayay wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu, wasiirka tamarta iyo kheydaarda dabiiciga ah, Fatih Dönmez,…
[Muqdisho] Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka, Danjire Samantha…
[Turkey] FAA’IIDADA ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO TURKIGA: KHUDBADDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD KA JEEDIYEY XARUNTA SIYAASADDA, DHAQAALAHA IYO CILMI-BAARISTA ARRIMAHA BULSHADA EE SETA.ANKARA, LUULYO, 5 2022 Mudaneyaal iyo Marwooyin,Waxaa sharaf weyn ii ah…
[Muqdisho] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha caalamiga…