Mudane Xamse iyo wafadigiisa oo caawa si diiran loo soo dhaweeyay [News-Tunisa ] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa caawa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa… by Jalwa August 27, 2022 Wararka