[Todobaadka Xorriyadda] Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo udiray dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxa uuna yiri “Waxaan guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda…
SHIRKA GUDDIGA QARAN EE QABANQAABADA XUSKA SANAD GUURADA 62 AAD EE 26KA JUUN IYO 1DA LUULIYO Shirka Guddiga Sare ayaa warbixin ka dhageystay Guddi-hoosaadyada uu ka koobn yahay Amniga, Warbaahinta &Wacyigalinta iyo…
Cumar Filish ayaa Magacaabay Guddi Heer Gobol oo isugu jira Guddoonka Maamulka Gobolka, Agaasimeyaal iyo Guddoomiyeyaal Degmo. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta…