[Todobaadka Xorriyadda] Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo udiray dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxa uuna yiri “Waxaan guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda…
[Toddobaadka Xorriyadda] Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiila Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa munaasabadda 26-juun awgeed ubax dhigay taalada dhagax-tuur, oo ka mid…
[Todobaadka Xorriyadda] Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadalkiisa sidatani udhigay. Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa 62 sano guurada ka soo wareegtay…
[Todobaadka Xorriyadda] Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiil ah Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ey usuura galin weysay in uu ka qeebgalo Munaasabadda…