Madaxa Tesla iyo Twitter waxaa uu hogaanka u hayay taajirnamada dunida oo iminka lagala wareegay, waxaana iminka hogaamiyana madaxa shirkada LVMH ee Bernard Arnault. In badan Elon waa uu ka soo muuqaday…
Bernard Arnault waa 73-jir ganacsade, dhaqaalyahan, maalgashte iyo sidoo kale co-founder ka iyo madaxa shirkada, LVMH waa shirkado isku tagay kuwaas oo haysata badeecada luxury -ga, xaruntooda ugu wayna waxay ku taalaa…
Sida ay xog aan soo baarnay sheegayso waxaa in kabadan 20 wadan aqbaleen ama heli doonaan adeega Starlink xogtaan ayaa ka arki kartaa khariidadda caymiska rasmiga ah ee adeegga. Starlink waa satellite…
sida wararka aan ke helnay Tesla oo looga bartay soo saarida baabuurta ku shaqaysa korantada ayaa bisha soo soo socota yarayn doonta wax soo saarkeeda ku aadan baabuurta, sida qorshaha ku cad…