Mid kamida suuqyada Muqdisho oo gubanaya [Muqdisho] Wararka laga helayo gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dab xoogan oo geystay khasaare hantiyeed uu ka kacay Suuqa degmada Dharkenley ee loo yaqaanno Suuq Boocle. Dabka… by Caana August 18, 2022 Wararka