[Muqdisho] Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhowr jug oo caawa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho, waxaana la sheegay in dhawaqa la maqlay uu ahaa qalqal gelin bulsho. Saraakiisha amniga…
[Gobolka Hiiraan] Ciidamada dowladda iyo Ciidamada dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay la wareegeen Saldhigii difaac ee ugu weynaa Khawaarijta oo ku yaallay Gobolka Hiiraan, kaasoo ku dhow xaruntooda…
[Puntland] Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee gobolkaasi, kadib markii ay ka baxeen ciidamada…
[Muqdisho] Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Shalay Galab ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, ilaa hadda isku dar tirada dadka geeriyooday ayaa lagu qiyaasayaa in kabadan 100 qof, in…
[Somalia] Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maanta oo Talaado ah ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan heyadaha ku xeeldheer culuumta hawada sare.…
[Kismaayo] Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.…
[Abu Dhabi] Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…
[USA] Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka ku boorriyey in ay degdeg uga jawaabaan gurmadka abaaraha Soomaaliya ee ku sii socda heerka macluusha,…
[Britain] Liz Truss ayaa maanta loo magacaabay inay noqoto ra’iisul wasaare xiga ee Britain, ayada oo ku guuleystay hoggaanka xisbiga talada haya ee Conservative-ka. Kadib toddobaadyo loolan adag ah, oo siyaasiyiin badan…
[Canada] Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas…