Muuse Biixi oo lakulmay Aline Kuster iyo wafdi uu hogaaminaayo [Somaaliland] Madaxweynaha Soomaliland mudane Muuse Biixi ayaa waxaa kuu kulan la qaatay safiirka France ufadhiya Kenya iyo wafdi uu hogaaminaayay, Amb Aline Kuster iyo wafdigiisa ayaa safar shaqo kujooga Soomaaliland. Kulan oo… by Jalwa June 23, 2022 Wararka/Xulka