[Muqdisho] Wasaaradda Macdanta iyo Bartoolka Soomaaliya ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii wasaaradda ee ku taalla xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qoraalkan ayaa…
[Eritrea] Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta heshiis cusub oo is af-garad ah magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea kula saxiixday dhigiisa dalkaasi, Mudane Isaias Afwerki.…
[Turkey] FAA’IIDADA ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO TURKIGA: KHUDBADDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD KA JEEDIYEY XARUNTA SIYAASADDA, DHAQAALAHA IYO CILMI-BAARISTA ARRIMAHA BULSHADA EE SETA.ANKARA, LUULYO, 5 2022 Mudaneyaal iyo Marwooyin,Waxaa sharaf weyn ii ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marwo Kristina Svensson…
Waxaa maantay magaalada Buula-burte ee gabolka Hiiraan gaaray Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha. Abdirahman Abdishakur ayaa safarka waxa ku wehliyay madax kale iyo sidoo…
Warar naga soo gaaraaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Tarsan oo iskaga baxay fadhi udhexeeyay madaxweynaha dalka Kenya iyo safiirada fadhiya wadankiisa, sida ay sheegayaan warar aan helnay ayaa sheegay in kula…
Dad ku dhow ilaa 6qof ayaa ku dhintay qarax goor dhawayd kadhacay dalka Ethiopia. Qarax ayaa ahaa mid loo adeegsaday banbaano, kadin markii ay ciidamada amaanku isku dayeen in ay hub kadhigis…
Waxaa kulan yeeshay safiirada caalamka ufadhiya dalkeena iyo madaxweynaha qaran ka Somalia mudanne Hassan Sheikh Mahamud. Waxaa uu madaxweynuhu kala hadlay safiirada qaarkood in ay si daahfuran iyo hufnaan ay kujirto ugu…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii…