Somaliland oo magaallo muhiim ah kala wareegtay Puntland [Puntland] Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee gobolkaasi, kadib markii ay ka baxeen ciidamada… by Caana October 31, 2022 Gudaha/Wararka