[Muqdisho] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku sugan…
[America] Ilhaan Cumar waa gabar Soomaali ah, kana tirsan Congress-ka waddanka Mareykanka ayaa markii saddexaad guul taariikhi ah ka soo hoyday doorashada xilliga dhexe ee dalkaas, taas oo labadii sanaba mar la…
[Jabuuti] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, isaga oo u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaare…
[Rwanda] Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo booqasho aqoon korosi ku jooga dalka Rwanda ayaa kulamo Aqoon kororsi la…
[Gobolka Hiiraan] Ciidamada dowladda iyo Ciidamada dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay la wareegeen Saldhigii difaac ee ugu weynaa Khawaarijta oo ku yaallay Gobolka Hiiraan, kaasoo ku dhow xaruntooda…
[Update] Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay danjiraha xilka ka sii dagaya ee dalka Imaaraadka Carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman…
[Somalia] Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maanta oo Talaado ah ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan heyadaha ku xeeldheer culuumta hawada sare.…
[Abu Dhabi] Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…
[Canada] Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas…
[Kenya] Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa goordhaw go’aamisay in sax tahay hannaankii loo maray doorashadii guud ee dalkaasi, gaar ahaan tan Madaxweynaha oo guddiga doorashada horey u shaaciyeen in uu ku…