[News-Mogadishu] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh ee shacabka Soomaaliyeed ay ka sugayaan Xukuumadda…
[News- Mogadishu] Waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay Mogadishu ka socday shir uu hogaaminayay ra’iisul wasaaraha dalka mudane Xamse Cabdi Barre, shirkaan oo looga hadlaayay si loo dardargalin lahaa howlaha mudnaanta u…