[Aw-dheegle] Howlgal ay sameeyeen ciidamda kumaandooska Gor-Gor ee xooga dalka, ayaa lagu burburiyay fariisamo kooxda alshabab ay ku lahaayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Hogaanka howlgalkaan waxaa haayay taliyaha…