Africa waxay u qaybsami doontaa labo. Waxaa la xaqiijiyay in Africa yeelan doonto bad cusub taasoo micanheedu yahay in Africa ukala barmi doonto labo qaybdood, culimda geologists-ka ayaa arintaan xaqiijiyay, iyagoo sidoo kale shaaciyay in la helay calaamado… by Jalwa February 13, 2023 News/World