Boqortooyada Sacuudiga ayaa kaalin weyn ka qaadaneysa gurmadka abaaraha Soomaaliya, waxa Boqortooyada ku dhawaaqday bixinta kaalmo lacageed oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameesay Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii…