Ra’iisul wasaare Xamse oo arima taagan la wadaagay safiirka Sacuudiga [Mogadishu] Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed Almuwallad oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka… by Jalwa July 6, 2022 Wararka