Xiisaddii Puntland oo xal laga gaaray [Puntland] Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in xal buuxa laga gaaray xiisaddii u dhexeysay madaxtooyada Puntland iyo baarlamaanka maamulkaasi, taas oo ka dhalatay magacaabista xubnaha maxkamadda sare. Kulamo kala… by Caana August 6, 2022 Wararka